Yeremyaah 13:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddaad qalbigaaga iska tidhaahdid, Bal maxaa waxyaalahanu iigu dheceen? Xumaantaada badatay aawadeed ayaa darfaha dharkaaga loo xayday oo cedhbahaagiina loo qaawiyey.

Yeremyaah 13

Yeremyaah 13:19-27