Yeremyaah 13:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Magaalooyinkii koonfureed waa la xidhay, oo cid furaysaana ma jirto. Dadka Yahuudah oo dhan maxaabiis ahaan baa loo kaxaystay, oo kulligood maxaabiis ahaan baa loo wada kaxaystay.

Yeremyaah 13

Yeremyaah 13:15-21