Yeremyaah 13:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga Ilaahiinna ah ammaana intuusan gudcur idinku soo dejin, iyo intaan cagihiinnu ku turunturoon buuraha gudcurka ah, oo intaad iftiin sugaysaan uusan idiinku beddelin hooskii dhimashada iyo gudcur dam ah.

Yeremyaah 13

Yeremyaah 13:6-25