Yeremyaah 13:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Midba mid kalaan ku garaaci doonaa, xataa aabbayaasha iyo wiilashoodaba. Oo innaba uma aan nixi doono, umana aan tudhi doono, umana aan naxariisan doono, waanan wada baabbi'in doonaa.

Yeremyaah 13

Yeremyaah 13:7-19