Yeremyaah 12:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tan dhaxalkaygii ahayd waxay igu noqotay sidii libaax kaynta ku jira oo kale, codkeeday kor iigu qaadday, oo sidaas daraaddeed waan nebcaaday.

Yeremyaah 12

Yeremyaah 12:3-13