Yeremyaah 12:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu waxay beerteen sarreen, laakiinse qodxan bay soo goosteen, aad bay u daaleen, laakiinse innaba ma ay faa'iidaan. Waxaad ku ceeboobi doontaan midhaha aad goosanaysaan, waana Rabbiga cadhadiisa kulul aawadeed.

Yeremyaah 12

Yeremyaah 12:12-17