Yeremyaah 11:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo adigu waxaad ku tidhaahdaa, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Inkaaru ha ku dhacdo ninkii aan dhegaysan erayada axdigan

Yeremyaah 11

Yeremyaah 11:2-9