Yeremyaah 11:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Rabbiga ciidammadow, adigoo si caddaalad ah wax u xukumow, oo kelyaha iyo qalbigaba imtixaamow, haddaba bal aargoosashadaada iyaga ku kor dhacaysa aan arkee, waayo, dacwadaydii adigaan kuu soo bandhigay.

Yeremyaah 11

Yeremyaah 11:16-22