Yeremyaah 11:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaa magaalooyinka dalka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem degganuba waxay u tegi oo u qayshan doonaan ilaahyadii ay fooxa u shidi jireen, laakiinse iyagu innaba ma ay badbaadin doonaan wakhtiga ay dhibaataysan yihiin.

Yeremyaah 11

Yeremyaah 11:3-17