Yeremyaah 10:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorka quruumahow, kan aan kaa cabsanaynu waa kuma? Waayo, way kugu habboon tahay, maxaa yeelay, kuwa xigmadda leh ee quruumaha iyo boqortooyooyinkooda oo dhanba mid kula mid ahu ma jiro.

Yeremyaah 10

Yeremyaah 10:1-12