Yeremyaah 10:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Cadhadaada ku soo deji quruumaha aan ku aqoon iyo qolooyinka aan magacaaga kugu baryin, waayo, reer Yacquub way cuneen, hubaal way cuneen oo dhammeeyeen, oo rugtoodiina way baabbi'iyeen.

Yeremyaah 10

Yeremyaah 10:17-25