Yeremyaah 10:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kan Yacquub qaybta u ah iyaga la mid ma aha, waayo, isagu waa kan wax kasta abuuray, oo reer binu Israa'iilna waa qoladii dhaxalkiisa, oo magiciisuna waa Rabbiga ciidammada.

Yeremyaah 10

Yeremyaah 10:13-25