Yeremyaah 10:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nin kastaaba wuxuu noqday doqon aan aqoon lahayn, oo dahabshube kastaaba wuxuu ku ceeboobay sanamkiisii la xardhay, waayo, sanamkiisii la shubay waa been oo innaba neef ma leh.

Yeremyaah 10

Yeremyaah 10:5-18