Yeremyaah 10:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad iyaga ku tidhaahdaan, Ilaahyadii aan samooyinka iyo dhulka samayninu way ka wada baabbi'i doonaan dhulka dushiisa iyo samooyinka hoostooda.

Yeremyaah 10

Yeremyaah 10:2-13