Yeremyaah 1:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu gacanta soo fidiyey, oo afkayguu taabtay, kolkaasaa Rabbigu wuxuu igu yidhi, Bal eeg, Anigu erayadaydii ayaan afka kuugu riday.

Yeremyaah 1

Yeremyaah 1:2-13