Yeremyaah 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Rabbigu wuxuu igu yidhi, Ha odhan, Dhallinyaraan ahay, waayo, waa inaad u tagtaa qof kasta oo aan kuu diri doono, oo wax alla wixii aan kugu amri doonoba waa inaad ku hadashaa.

Yeremyaah 1

Yeremyaah 1:1-14