Yeremyaah 1:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intaanan uurkii hooyadaa kugu abuurin ayaan ku iqiin, oo intaadan uurka ka soo bixin ayaan quduus kaa dhigay, oo waxaan kuu doortay inaad nebi u noqotid quruumaha.

Yeremyaah 1

Yeremyaah 1:1-6