Yeremyaah 1:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa isaga u yimid erayga Rabbiga wakhtigii uu Yoosiyaah ina Aamoon dalka Yahuudah boqor ka ahaa, sannaddii saddex iyo tobnaad ee boqortooyadiisa.

Yeremyaah 1

Yeremyaah 1:1-7