Yeremyaah 1:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Iyagu way kula diriri doonaan, laakiinse kaama ay adkaan doonaan, waayo, waan kula jiraa inaan ku samatabbixiyo.

Yeremyaah 1

Yeremyaah 1:11-19