Yeremyaah 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anna waxaan kala hadli doonaa xukummadayda ku saabsan xumaantooda oo dhan, waayo, way iga tageen oo ilaahyo kale ayay foox u shideen, wayna u sujuudeen shuqulladii ay gacmahoodu sameeyeen.

Yeremyaah 1

Yeremyaah 1:7-19