Yeremyaah 1:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba eraygii Rabbigu waa ii yimid, isagoo leh, Yeremyaahow, bal maxaad aragtaa? Oo aniguna waxaan idhi, Waxaan arkaa ul yicib ah.

Yeremyaah 1

Yeremyaah 1:1-13