Yashuuca 9:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay Yashuuca ku yidhaahdeen, Annagu waxaannu nahay addoommadaada. Markaasaa Yashuuca wuxuu ku yidhi, Yaad tihiin? Oo xaggee baad ka timaadeen?

Yashuuca 9

Yashuuca 9:7-10