Yashuuca 9:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo amiirradii waxay ku yidhaahdeen, Naftooda u daaya, ha noolaadeene. Sidaas daraaddeed waxay shirkii oo dhan u noqdeen kuwo xaabada gura oo biyaha dhaansha, sidii amiirradii kula hadleen iyagii.

Yashuuca 9

Yashuuca 9:20-23