Yashuuca 8:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yashuuca iyagii diray; oo waxay tageen meeshii gaadmada, oo waxay joogeen meel u dhaxaysa Beytel iyo Aacii, oo galbeed ka xigta Aacii; laakiinse habeenkaas Yashuuca dadkii buu ku dhex baryay.

Yashuuca 8

Yashuuca 8:6-16