Yashuuca 8:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dabadeedna wuxuu akhriyey erayadii sharciga oo dhan, ducadii iyo habaarkiiba, siday ahaayeen wixii ku qornaa kitaabkii sharciga oo dhan.

Yashuuca 8

Yashuuca 8:32-35