Yashuuca 8:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Yashuuca iyo reer binu Israa'iil oo dhammu arkeen in raggii gaadmada ahaa ay magaaladii qabsadeen, iyo in magaalada qiiqeedii kor u baxay, ayay dib u soo noqdeen, oo waxay laayeen dadkii reer Aacii.

Yashuuca 8

Yashuuca 8:20-24