Yashuuca 8:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa dadkii magaalada joogay oo dhan waxaa loogu wada yeedhay inay eryadaan reer binu Israa'iil, oo intay Yashuuca eryanayeen ayaa iyagii laga fogeeyey magaaladii.

Yashuuca 8

Yashuuca 8:12-18