Yashuuca 6:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo raggii hubka sitayna waxay hor socdeen wadaaddadii buunanka afuufayay, oo ururkii intiisii kalena waxay daba socdeen sanduuqa, oo wadaaddaduna buunankay afuufayeen intay socdeen.

Yashuuca 6

Yashuuca 6:7-16