Yashuuca 6:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay magaaladii iyo wixii ku jirayba dab ku gubeen, oo waxay keliyahoo khasnaddii Rabbiga geliyeen lacagtii iyo dahabkii, iyo alaabtii naxaasta iyo birta ahayd.

Yashuuca 6

Yashuuca 6:15-27