Yashuuca 6:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse lacagta, iyo dahabka, iyo alaabta naxaasta iyo birta ah oo dhammu waxay quduus u yihiin Rabbiga, oo iyaga waa in la soo geliyaa khasnadda Rabbiga.

Yashuuca 6

Yashuuca 6:10-24