Yashuuca 6:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii toddobaad aroor horay keceen markii waagu beryay, oo sidii oo kale ayay magaaladii toddoba jeer ugu soo wareegeen; laakiin maalintaas ayay magaalada toddoba jeer ku soo wareegeen.

Yashuuca 6

Yashuuca 6:5-21