Yashuuca 6:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaasuu sanduuqii Rabbiga ugu soo wareejiyey magaaladii, oo mar bay ku soo wareegeen hareeraheeda; oo markaasay ku noqdeen xeradii, waxayna u hoydeen xeradii.

Yashuuca 6

Yashuuca 6:7-14