Yashuuca 5:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo carruurtoodii oo uu Rabbigu meeshoodii ka kiciyey, ayaa Yashuuca guday; maxaa yeelay, waxay ahaayeen buuryoqab, waayo, jidka laguma soo gudin.

Yashuuca 5

Yashuuca 5:1-14