Yashuuca 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

in taasu idiin ahaato calaamo idin dhex taal, oo wakhtiga soo socda markii carruurtiinnu idin weyddiiyaan, oo idinku yidhaahdaan, Maxaad ula jeeddaan dhagaxyadan?

Yashuuca 4

Yashuuca 4:5-10