Yashuuca 4:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ka hadlay reer binu Israa'iil, oo wuxuu ku yidhi, Wakhtiga soo socda markii carruurtiinnu aabbayaashood weyddiiyaan, oo yidhaahdaan, Maxaad ula jeeddaan dhagaxyadan?

Yashuuca 4

Yashuuca 4:20-24