Yashuuca 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas Rabbigu wuxuu Yashuuca ku weyneeyey reer binu Israa'iil oo dhan hortooda; oo cimrigiisii oo dhanba way ka cabsadeen isagii, sidii ay Muuse uga baqi jireen oo kale.

Yashuuca 4

Yashuuca 4:9-19