Yashuuca 3:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yashuuca wadaaddadii buu la hadlay, oo ku yidhi, Sanduuqa axdiga qaada, oo dadka ka hor gudba. Kolkaasay waxay qaadeen sanduuqii axdiga, oo dadkiina way ka hor mareen.

Yashuuca 3

Yashuuca 3:1-9