Yashuuca 24:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo awowayaashiin waxaan ka soo saaray Masar, oo markaasaad timaadeen badda; oo Masriyiintiina awowayaashiin ayay ku sii eryadeen gaadhifardood, iyo fardooley, ilaa ay yimaadeen Badda Cas.

Yashuuca 24

Yashuuca 24:4-9