Yashuuca 24:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan awowgiin Ibraahim ka soo kexeeyey Webiga shishadiisa, oo aan dhex mariyey dalka Kancaan oo dhan, oo farcankiisiina waan badiyey, oo waxaan siiyey Isxaaq.

Yashuuca 24

Yashuuca 24:2-10