Yashuuca 24:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yashuucana wuxuu dadkii ku yidhi, Idinka qudhiinnaa isku marag furaya inaad doorateen Rabbiga oo aad isaga u adeegaysaan. Kolkaasay yidhaahdeen, Annagaa ka marag ah.

Yashuuca 24

Yashuuca 24:16-26