Yashuuca 24:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Rabbiga ka cabsada, oo daacad iyo run ugu adeega; oo iska fogeeya ilaahyadii awowayaashiin ugu adeegi jireen Webiga shishadiisa, iyo dalka Masar dhexdiisa, oo idinku waxaad u adeegtaan Rabbiga.

Yashuuca 24

Yashuuca 24:5-22