Yashuuca 23:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iska jira inaydnaan quruumahaas dhex iman, kuwaasoo ah kuwa idinku dhex hadhay, oo magacyada ilaahyadoodana marnaba ha soo hadalqaadina, ninnana ha ku dhaaranina, hana u adeegina, hana u sujuudina kolnaba,

Yashuuca 23

Yashuuca 23:4-13