Yashuuca 23:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiga Ilaahiinna ahu iyaga hortiinnuu ka tuuri doonaa, oo idinka hor eryi doonaa, oo markaasaad dalkooda hantiyi doontaan, sidii Rabbiga Ilaahiinna ahu idinkula hadlay.

Yashuuca 23

Yashuuca 23:1-13