Yashuuca 22:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa reer Ruubeen iyo reer Gaad waxay meeshii allabariga u bixiyeen Markhaati; waayo, waxay yidhaahdeen, Waa markhaati na dhex yaal in Rabbigu Ilaah yahay.

Yashuuca 22

Yashuuca 22:24-34