Yashuuca 22:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waagaas ilaa maantadan la joogo walaalihiin kama aydnaan tegin, laakiinse waad xajiseen amarkii Rabbiga Ilaahiinna ah.

Yashuuca 22

Yashuuca 22:1-7