Yashuuca 22:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Caakaan ina Serax miyaanu ku xadgudbin alaabtii la nidray, oo taas daraaddeed miyaan cadho ugu dhicin shirkii reer binu Israa'iil oo dhan? Oo ninkaasu keligiis kuma uu dhiman dembigiisii.

Yashuuca 22

Yashuuca 22:14-26