Yashuuca 22:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii reer binu Israa'iil ay taas maqleen ayaa shirkii reer binu Israa'iil oo dhammu ku ururay Shiiloh inay dagaal ugu baxaan iyaga.

Yashuuca 22

Yashuuca 22:10-13