Yashuuca 21:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa laga siiyey qabiilkii reer Yahuudah iyo qabiilkii reer Simecoon magaalooyinkan magacooda halkan lagu sheegayo.

Yashuuca 21

Yashuuca 21:1-10