Yashuuca 21:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Laawi magaalooyinkoodii ay qaybta u heleen ee ku dhex yiil dalkii hantida u ahaa reer binu Israa'iil kulligood waxay ahaayeen siddeed iyo afartan magaalo iyo agagaarkoodii.

Yashuuca 21

Yashuuca 21:33-42