Yashuuca 21:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qolooyinkii reer Qohaad oo ahaa reer Laawi, xataa reer Qohaad intoodii hadhay, waxay magaalooyin saami uga heleen qabiilkii reer Efrayim.

Yashuuca 21

Yashuuca 21:12-27